To centralized our points we need a basic ideology!
13.01.2021
DG
Osman Ali Bariire
Boqolaal urur ayaa maalin walba la sameeyaa. Laakin wax qabad koda inta badan lama arko. Qaar dhowr bil ama dhowr sano ayaay shaqeeyaan. Kadibna way joojiyaan ayagoon gaarin hadaf ka.